Mohamed Ali Ramasani Dastik oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Iiraan ayaa u geeriyooday cudurka halista ah ee Coronovirus sida ay xaqiijisay wakaaladda wararka ee dowladda ee FARS. Maxamed Cali Ramasani Dastik oo dhawaan loo doortay xildhibaan ayaa dhowr maalmood ka hore laga helay Viruska Corona oo fara ba’an ku haya dalkaas. Xildhibaanka ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal looga dabiibayay Viruska … Continue reading Mohamed Ali Ramasani Dastik oo u geeriyooday cudurka Coronavirus